Musharaxa Xildhibaanka Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya ahna Gudomiyaha Xisbiga Han & Hanaan qaran Mr Cabdulahi Cabdi Guutale ayaa noqday Musharixi Xildhibaan oo ugu horeeyay ee kasoo dega gagida diyaaradaha ee caasimadda Maamul Goboleedka Mudug.
Soo dhaweynta Musharax Xildhibaan Cabdulaahi Cabdu Guutaale ayaa waxaa ka qayb qaatay Bulshada iyo Maamulka Dhuusmareeb isagoo ka jeediyay xafladdi soo dhaweynta Khudbad aad u qiima badan oo loo riyaaqay.
Waxgaradkii iyo Qaybaha kala duwan ee Buslahada Dhuusmareeb ayaa isku raacay inaysan Jirin Cid kaga haboon Xilka Dhibaanaka Dowlada federaalka ah ee Soomaliya Musharax Cabdulaahi.
Leave a Reply