Sawiro:Wafti ka yimid Kismaayo oo gaaray Degmada Ceelwaaq

kaliil

Waxaa maanta soo gaarey Degmada Ceelwaaq ee Gobolka gedo wafdi uu hogaaminayo wasiir dowlaha hore wasarada Amniga maamul goboleedka jubaland Maxamed Cabdi Kaliil kuwaa oo kulan laqaatey mamulka degmada iyo saraakiisha ciidanka.

Waftiga Kaliil waxaa waheliya Gudoomiyihii hore Degmada Luuq Maxamed Cabdullaahi Gardhuub iyo Xubno kale lamana garayo ujeedka ay u yimaadeen Ceelwaaq walow wararka qaar sheegayaan inuu axmed madoobe Soo dirsaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.