
Taliska Booliiska degmada Balanbale oo hogaaminayo Taliyaha saldhiga ayaa wado baadiya ah kasoo qaaday maydka mid ka mid ah dablay hubaysan oo xalay wadada u gashay gaari ay saarnaayeen dad shacab oo ku wajahnaa deeganka qaran oo ka tirsan degmada Balanballe.
Ciidanka oo tagay goobta oo u falku ka dhacay una kuur galay sida wax u dhaceen ayaa ugu danbayntii soo qaaday maydka waxaana loo gudbiyay dhanka magalada Guriceel iyadoo lagu waeeejiyay taliska Boliiska magalada Guriceel.


Leave a Reply