SiyaaMaxamed Qaasim Waxar oo kamida Siyaasyiinta Jubbaland ayaa Kenya uga Digay Fara galinta ay Ku Hayso Soomaaliya Gaar ahaan Degaanada Jubbaland.
Siyaasi Maxamed Qaasim Waxar ayaa waxuu kawar bixiyey dhibaatooyinka Kenya ay u gaysteen hantida Shacabka Soomaliyeed kuwaas oo isugu jira Dil iyo Burbur hantiyeed.
Leave a Reply