Agaasimaha Guud ee Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS,Mudane Axmed Xasan Yuusuf ayaa maanta Agaasinka Waxbarashada Gobalka Banaadir ku wareejiyay agabka Dugsiyada oo dhameystiran islamarkaana Wasaaradda waxbarashada ay ugu talagashay in lagu horamariyo Dugsiyada Gobalka banaadir.
Agaasimaha Guud ee wasaaradda waxbarashada mudane Axmed Xasan Yuusuf ayaa ku wareejiyay qalabka Dugsiyada Agaasimaha Agaasinka Waxbarashada Gobalka Banaadir.
Wasaaradda waxbarasha xukumadda federalka Soomaaliya ayaa dadaal xooggan ugu jirtay tayeeynta waxbarashada dalka, waxaana ay maanta agab waxbarasho oo dhameystiran ku weejisay maamulka gobolka Banaadir .
Leave a Reply