
Madaxwaynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa magacaabay 10 degmooyin oo ka tirsan Maamulka Galmudug.
Degmooyinkaan Csuub ee uu magacaabay Madaxwaynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kala 5 Degmo oo ka tirsan Galgaduud Dhabad, Guriceel, Galinsoor, godinlabe, Baxda iyo 5 Degmo oo mudug ah Bandiiradley, Bacaadwayn,Wisil, Afbarwaaqo iyo Ceelguule.

Leave a Reply