
Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamul Goboleedka Hirshabeele geysay Ciidanka gaarka u tababaran ee Haramcad.
Magaaladaada Jowhar ayaa waxaa lagu qabanayaa doorashada Xildhibaanada iyo Madaxwaynaha Hirshabeele.
Dowlada Soomaaliya ayaa Ciidamo horay u geystay Baydhabo & Dhuusamareeb oo doorasho ka dhacaysay.
Ciidamadaan la geeyey Jowhar ayaa la filayaa inay wax ka hortagaan dilalka loo gaysto xildhibaanada iyo wasiirada Hirshabeele.
Leave a Reply