
Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye QoorQoor ayaa soo magacaabey xubnaha Galmudug ee Guddiyada doorashada Faderaalka Soomaaliya.
1-Garaad Yuusuf Maxamuud-Xubin Gudigga Xalinta Qilaafaadka (Murusade)
2-mustaf macalin Cali Salaad-Xubin Gudigga Xalinta Qilaafaadka (Dir/Surre)
3-Cabdicasiis Cabdiraxmaan Yuusuf-Xubin Gudigga Doorashooyinka ( Mareexaan Celi)
4-Liibaan Axmed Xassan-Xubin Gudigga Doorashooyinka ( Sacad)

Leave a Reply