Waddada isku xirta Terabuunka iyo Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho ayaa furitaankeedu bilowday kadib markii laga qaaday dhagaxaantii taalay.
Maamulka gobolka Banaadir iyo laamaha Amniga ayaa Bilaabay furitaanka wadooyinka Muqdisho ee xirnaa kuwaas oo shacabka dhib badan ku qabeen.
Leave a Reply