Wafdi ballaaran uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Amb.Dr .Ali Said Faqi ayaa Maanta soo gaarey Degmada Xudur ee Xaruunta Gobolka Bakool.
Waxana garoonka diyaaradaha Degmada kusoodhaweeyay Maamulka Goboka Bakool kan degmada xudur Sarakiisha Ciidamada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada .
Leave a Reply