
Ra’iisul Wassaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kulan uu uga mahadcelinayo sidii aan kala harka lahayn ee ay kalsoonida u siiyeen isaga Golihiisa wasiiradda iyo Barnaamijka xukumadda waxa uu u sameeyey Guddoonka iyo xildhibaanadda Golaha shacabka Soomaaliyeed.
Leave a Reply