
Daawo:Ugaaska Maxamed oo Puntland iyo Maamulka Somalida Itoobiya uga baaqay inay soo qabtaan niman Dil ka gaystay Caabudwaaq
Odoyaasha iyo Waxgaradka magaalada Caabudwaaq oo uu hormuud u yahay Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax ayaa tacsi udiray ehelada iyo qaraabadii ay kabaxeen labo […]