
Dhageyso:Maxamuud Sayid oo sheegay hadaan la qancin Cabdixaashi Doorasho ma dhacayso
Madaxweyne ku-xigeen Jubbaland Maxamuud Sayid Aaden oo maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ayaa sheegay inaan doorasho aysan qabanayn inta laga qancinayo Cabashada Gudoomiyaha […]