Senator Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex oo kamida Xildhibaanada Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa Weearar Afka ku qaaday Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe.
Senator Goonjeex oo ka hadlaayey Munaasabad looga hadlaayey dilkii Magaalada Kismaayo loogu gaystay Wakiilkii Xawilaada Amaal ayaa waxuu sheegay Maamulka Kismaayo Joogo inuu yaha Faashid mana u aqoonasanin maamul.
Leave a Reply