Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada ayaa looga hadlayaa dardargelinta qorsheyaasha Xukuumadda hortabinta u leh, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka, amniga, kordhinta dhaqaalaha, dayn cafinta, horumarinta adeegyada bulshada, Caddaaladda iyo qorshaha waxqabadka Xukuumadda ee 100-ka maalmood ayaa lagu qabtay Hotelka Decale ee magaalda Muqdisho.
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa saaka furay Baxbaxa golaha wasiirrada oo galay maalintiisa labaad.
Shirka Banbaxa golaha wasiirradda oo ayaa lagu wadaa in maalinta berri lagu soo gabogabeeyo.
Leave a Reply