Xawilaadaha Soomaalida ee xaruntooda tahay Dalka Sweden oo shir ku qabtay Magaalada Stockholm ayaa waxay ka hadleen Bangiyada Sweden oo xiraya dhamaan Akoontiyadii Xawilaadaha Soomalida.
Xawilaadaha kala ah Dahabshiil. Iftiin,Taaj, Amaal iyo tawakal oo codsi u diray Madaxda dalka Soomaliya ayaa sheegayey in loo baahan yahay in dowlada wax ka qabato xiritaanka Adeegyada Bangiyada Sweden.
Leave a Reply