Munaasabad lagu oo soo dhaweyney wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Dowlada soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ahna Musharaxa xildhibaan kaas oo badali doono Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
Munaasabadaan soo dhaweynta ah oo soo qaban qaabisay Beesha reer Xaaji Saleebaan ayaa waxaa ka qayb galay Waxgarad, Dhalinyaro, siyaasiyiin, Haween iyo saraakiil.
Leave a Reply