Xildhibaannada golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaruntooda Villa Hargeysa ku leh kulankoodi joogtada ahaa.
Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in akhrinta saddexaad ay marsiiyaan hindise sharciyeedka beeraha Soomaaliyeed.
Xildhibaannada oo muddo xilleedkoodu gabagabo yahay ayaa waxaa horyaalla sharciyo badan oo muhiim u ah dalka.
Leave a Reply