Daawo:Muxiyadiin Afrax oo ka shifay Odayaashii xasan Xaad horboodaayey

xasanxaad

Muxiyadiin Xasan Afrax Gudoomiyaha Golaha Horumarinta Danaha Beesha Mudulood ayaa beeniyay Qoraal baraha bulshada lagu Faafiyay Kaasoo ku Saabsanaa Kulan ay La qaateen Ra’isulwasaaraha Soomaaliya.

Muxiyadiin Xasan Afrax Gudoomiyaha Golaha Horumarinta Danaha Beesha Mudulood ayaa waxuu beeniyey Hadalkii ay ku hadleen maanta Odayaal uu kamid yahay Xasan xaad oo Ra’iisalwasare Rooble ku eedeyey warqad ay u geeyeen inuu soo dhigay Baraha Bulshada.

Muxuyidiin Xasan Afrax ayaa sheegay cida warqada ay gudbiyeen Ra’iisalwasaare rooble ay tahay Odayaasha Laftigooda waxuuna raali galin siiyey Dowlada Soomaliya iyo shacabkeeda gafkii loo gaystay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.