Abwaan Yuusuf Shaacir ayaa si adag uga hadlay xuskii loogu qabtay Magaalada Hargeysa Ciidamadii Ingiriiska ee ku dhintay Dagaalkii 2-aad ee aduunka.
Xuska wuxuu ka dhacay Kaniisad ku taal Hargeysa waxaana ka qayb galay Siyaasiin magac ku leh Somaliland oo ay kamid yihiin Faysal Cali waraabe iyo Adna.
Abwaan yuusuf Shaacir ayaa culumada iyo Bulshada soomaliland ugu Baaqay kacdoon ka dhana xuskii Maalintii axada lagu qabtay kaniisad ku taala Magaalada Hargaysa.
Leave a Reply