Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo xilka ka qaaday gudoomiyii gobolka Shabeellaha hoose

laftagareen

Madaxweynaha Maamul goboleedka Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xilka ka qaaday gudoomiyihii gobolka shabeellaha hoose Ibraahim Aadan Cali Najax waxa uuna magacaabay gudoomiye cusub ee golkaasi.

Madaxwayne Laftagareen ayaa gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose u magacaabay C/qaadir Sheekh Maxamed Nuur Siidi oo horay u soo noqday gudoomiyaha gobolkaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.