Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay inuu korar ku yimid dadka uu ku dhacay Cudurka Coronaha oo Soomaaliya kusoo laba kacleeyay.
Wasaarada Caafimaadka aya dib u howl galisay guddiyada iyo xarumaha la tacaalida iyo xakameynta cudurka COVID-19, sidoo kale wasaarada caafimaadka ayaa dib u qaabayn ku sameesay hanaanka gurmadka iyo ka hortaga fayraska Karoonaha.
Xogta guud xanuunka COVID-19 ee dalka laga soo bilaabo Bisha March illaa November 2020.
1 Tirada guud ee dadka laga baaray 53,372
2 Tirada guud dadka laga helay 4,382
3 tirada bukaanada ka bogsooday 3,384
4 Guud ahaan tirada dhimashada 108
Leave a Reply