Galmudug oo Joojisay Canshuurtii ay ka qaadanaysay Caabudwaaq iyo Balanbal

Galmudug

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Galmudug ayaa Shaqo Joojin Ku Sameeyay Shaqaalihii Wasaaradda Maaliyadda ee Ka hawlgalayay Magaalooyinka Balanbale Iyo Caabudwaaq Ka dib Markii Maamulada Iyo Shacabka Labadaasi Magaalo ay diideen In Ay Bixiyaan Canshuurta ay Qaado Wasaaradda Maaliyadda Galmudug.

Shaqo Joojintaan Ayuu Wasiirku Kala Tashtay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor Oo Ku Amray Wasiirka In La hakiyo Shaqada Wasaaradda Maaliyaddu Ka Wado Degmooyinka Balanbale Iyo Caabudwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.