Kulan Beesha Karanle Hawiye Muqdisho ku yeesheen ayaa waxay kaga soo horjeesteen hadal kasoo yeeray Odayaal uu kamid yahay Xasan Xaad oo sheegtay Magaca hawiye.
Beesha Karanle Hawiye ayaa sheegtay Xasan iyo kooxdiisa inaysan matalin Hawiye waxayna ummada Soomaliyeed beesha ka raali galinaysaa hadaladii kasoo yeeray ninkii sheegtay inay matalaan Hawiye.
Leave a Reply