Xarunta telefishinka Horn Cable ee Magaalada London ee dalka Ingiriiska waxaa lagu qabtay Barmaamijka Xogwaran looga doodaya Arimaha Doorashooyinka Soomaliya iyo Gudiga Doorashooyinka ee Dowlada federaalka ay Magacawday.
Doodaan oo uu daadihinaayey wariye CabdiFitaax Shirwac ayna kala qayb galeen Cabdi Maxamed warsame “Deeq Faandhe” iyo Maxamed Nuur Qalimow.
Leave a Reply