Wasiirkii hore arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay xil ka qaadistii lagu sameeyay iyo waxa ka filay in Xilka Laga qaado.
axmed Ciise Cawad ayaa yiri “Madaxweyne Farmaajo ayaa igu wargaliyay in uu xilka iga qaadayo waana uga mahad celinayaa Madaxwaynaha sidii iigu magacaabay wasiirk mudadii sadexda sano ahayd”.
Leave a Reply