waxaa Maanta dib ugu soo laabatay Magaalada Muqdisho Ra’iisalwasaarihii hore Xasan Cali Khayre hadana ah Musharaxa Madaxwaynaha Soomaliya.
Soo dhaweynta Xasan Cali Khayre ayaa waxaa ka qayb qaatay dad wayne aad u tira badan iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya.
Soo dhaweynta Khayre Xildhibaanada ka qayb qaatay Mahad Salaad, Odawaa iyo Fiqi kuwaas oo ka mid ahaa dadkii u codeeyey in xilka laga qaado Xasan Cali Khayre.
Leave a Reply