Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo ka hadlay sagootin iyo casho sharaf Baydhabo loogu sameeyey Ra’iisalwasaaraha soomaliya ayaa ka hadlay arimaha Doorashada Fariina u diray Musharaxiinta ku shiraysa Muqdisho.
Madaxwayne Laftagareen ayaa sheegay in uu diyaar u yahay dhaqangelinta jadwalka doorashada, Dowlad Goboleedyada kale waxa uu ugu baaqay in ay dadejiyaan dhameystirka waxyaabaha dhiman si doorashada Aqalka sare loo galo bartamaha bisha December 2020.
Dhanka Kale Madaxwayne Lafatanagreen oo la hadlaayey Madaxda musharixiinta Xildoonka ah ee welwelka ugu badan ka muujiyay Guddiga Doorashada ayuu ugu baaqay in ay dib u xusuustaan waxyaabihii ay horay u sameeyeen.
Leave a Reply