Xildhibaanada Barlamaanka Puntland ayaa u codeeyay in lasoo hormariyo ka doodista dib-u-eegista heshiiska Puntland iyo Shirkadda P&O Port ( DP-World)ee Dekadda Boosaaso, kaas oo Ajandaha Golaha uga jiray qodobka 13-aad ee ugu dambeeyey.

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply