Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Omar Filish Ayaa Maanta waxuu digniin udiray Midowga Musharaxiinta isagoo sheegay inaan nala ku handadi karin Hawiya nahay waana dagaalamaynaa,
Gudoomiye cumar Filish ayaa sheegay “Maanta In Lagu Handado Hawiye aan Nahay Qori aan Soo Qaadaneynaa, Rooble Hawiye Ma ahan Miyaa ,Aniga Gudoomiyaha Gobolkaa ahay Hawiye Ma ihi Miyaa”
Runtii cumar finish waa somali
Waana gaasi waxaa uu siiyay
Hadal qofkii somali ah uu dhihikaro
Cumar mujaahid why because
Waqtiga lagujiro waa hiilo hadalkan uu
Uhiiliya somalia