
Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdigiisa ayaa Xarunta Madaxtooyada Koofur Galbeed kula kulmay Madaxweynaha Maamulka koonfurgalbeed C/cassis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed.
Leave a Reply