
Waxaa maanta si rasmi ah loo soo gebagebeeyay shirka wadatashiga midowga musharrixiinta oo mudda lix maalmood ah Muqdisho ka socday.
Afhayeenka midawga Musharrixiinta, Ridwaan Xersi Maxamed ayaa warbaahinta u aqriyay war-murtiyeedka ay shirka kasoo saareen musharrixintu.
Leave a Reply