
Qarax xooggan ayaa Caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan wadada u dhaxeysa Garoonka Diyaaradaha iyo Isgoyska KM4.
Qof isku soo xiray waxyaababa Qarxa ayaa goordhow isku qarxiyay goob lagu iibiyo waxyaabaha mac macaanka oo u dhow hoolka Sahal ee Muqdisho.
Sida ay nagu soo gaarayaan wararka ayaa sheegaya qaraxa inay ku dhinteen dad tiradooda kor u dhaaftay Shan qof oo dhalinayaro ah.
Leave a Reply