
MadaxweynahaMaamul goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wafdi isugu jira Qaramada Midoobey, Midowga Europe , Midowga Africa iyo IGAD, wafdigaasi oo uu hoggaaminayo ku-xigeenka wakiilka qaramada midoobey ee Soomaaliya Raisedon Zenenga.
Leave a Reply