Sawiro:Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo kawada hadlay arimaha Amniga
Sida uu dhigayo qodobka 8aad ee heshiiskii Cotonou, dowladda federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa Muqdisho ku yeeshay kulan wadaxaajood siyaasadeed ah 11 November 2020, […]
Sida uu dhigayo qodobka 8aad ee heshiiskii Cotonou, dowladda federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa Muqdisho ku yeeshay kulan wadaxaajood siyaasadeed ah 11 November 2020, […]
Ciidamada Amniga Guriceel ayaa Xabsiga u taxaabey shaqsiyaad ay kujiraan Culumo, kuwaa oo lala xiriirinayo Weerar xalay lagu qaaday mid ka mid ah Masaajida Degmada. […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka cusub ee Dowlad Goboleedka Hirshabeele Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen […]
Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa Madaxweyne ku-xigeen u doortay Mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed kaddib markii uu helay 87 cod, halka musharaxa la tartamayay Maxamed Maxmauud Cabdulle […]
Xildhibaannada dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa gordhaw madaxdweynaha cusub ee afarta sano ee soo socota hogaamin doono udoortay Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) . Mudanayaasha golaha […]
Qaban qaabadii ugu dambeysay ee doraashada madaxweynaha iyo ku xigeenka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa waxa ay ka socotaa magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle. Ammaanka magaalada […]
Raisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa waxuu ka hadlay qoraal ay soo saareen qaar kamida musharaxiinta Madaxwaynaha Soomaaliya oo ay ku diidan yihiin Gudiga doorashada ee […]
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed generaal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa soo gebagabeeyey socdaal todobaadyo qaatay oo uu ku marayey Maamullada Puntland iyo Galmudug.
Ayax aad u tirabadan oo ka yimid gobolada dalka ayaa soo gaaray Gobolka Banaadir kaas oo dhibaato u gaystay dalagii iyo dhul daaqsimeedkii.
Maanta oo ay taariikhdu tahay 10 bisha Nofeembar, 2020 ayaan inaga oo ah Murashaxiinta Madaxtinimada Dowladda Federaalka Soomaaliya 2021 oo ay magacyadoodu ku saxiixan yihiin […]
Murashixiinta u taagan qabashada xilka Madaxweyne iyo kuxigeenka Maamulka Hir-shabeelle ayaa Khudbadahooda, waxaana ay ka hor jeedinayaan xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee Maamulka Hirshbeelle.
Xildhibaan Sidiiq Warfaa oo ka tirsan barlamaanka dowlada fderaalka ah ee Soomaaliya ayaa markale Magaalada Goldogob ka shaaciyay in uu yahay Musharax Xildhibaan.
Ra’iisal Wasaraha Ethiopia Abi Axmed oo tan iyo intuu bilowday dagaalka kala dhexeeyey Deegaanka tigreyda si joogtaha Saxaafada uga hadlaayey ayaa waxuu u mahadceshay Saxiibadiisa […]
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shacabka Degmooyinka Shibis iyo Boondheere kula dardaarmay in ay ka qeyb […]
Xawilaadaha Soomaalida ee xaruntooda tahay Dalka Sweden oo shir ku qabtay Magaalada Stockholm ayaa waxay ka hadleen Bangiyada Sweden oo xiraya dhamaan Akoontiyadii Xawilaadaha Soomalida. […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes