Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2020

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Rooble oo Hay’addaha Amniga kulan deg dega la yeeshay

28th November 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan degdeg ah isugu yeeray laamaha amniga ayaa ka dhageystay warbixin la xiriirta amniga dalka, […]

Cawad

Wasiirka cusub wasaaradda ee arrimaha dibadda oo xilka lawareegay

28th November 2020 admin 0

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay Munaasabad uu xilka kula wareegayay wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha dibadda taasi oo ka dhacday xarunta wasaaradda arrimaha dibadda. […]

Shariif

Daawo:Bananbax looga soo Horjeedo Midowga musharaxinta oo ka dhacay Gedo

28th November 2020 admin 0

Dibad baxyadii Maanta Kadhacay Degmada Luuq Ee Gobolka Gedo Kuwaasi Oo Lagu Taageerayay Dowlada Federalka Somaliya islamarkaana Looga Soo horjeeday Hadalkii Dhawaan Kasooyeeray Siyaasiyiinta Mucaaradka […]

aasdhalinyaro

Sawiro:Aas loo Sameeyey Dhalinyaradii shababka ku xasuuqay Muqdisho

28th November 2020 admin 0

Allaha ha unaxariistee waxaa isbitaalka xoogga dalka ka socota aaska sideed dhalinyaro ah oo xalay ku dhintay weerar argagixiso oo ka dhacay maaqayad ama goob […]

Puntland

Daawo:Barlamaankii Puntland oo aqbalay laaluushkii Imaaradka iyo Deni

28th November 2020 admin 0

Baarlamaanka Puntland oo ay ahayd inay maanta ka doodaan hishiiska dekada Boosaaso ee P&O ee hoostagta DP Worldka ayaa aqbalay Codsigii Madaxwaynaha Puntland iyo Imaaraadka. […]

cumar

Gudoomiye Cumar Filish oo ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay qaraxii Muqdisho

28th November 2020 admin 0

Guddoomiyha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka Tacsiyadeeyay qaraxii Xalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Guddoomiye Cumar Filish […]

calan

Dowlada Soomaaliya oo war ka soo saartay qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho

27th November 2020 admin 0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay cambaareyneysaa falkii waxashnimada lahaa ee argagaxisadu ay caawa ku bartilmaamadsadeen  shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan.Ugu yaraan 6  muwaadiniin Soomaaliyeed ah […]

dab

Qarax Muqdisho Caawa ka dhacay iyo Qasaaro ka dhashay

27th November 2020 admin 0

Qarax xooggan ayaa Caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan wadada u dhaxeysa Garoonka Diyaaradaha iyo Isgoyska KM4. Qof isku soo xiray waxyaababa Qarxa ayaa […]

Rooble

Daawo:Odayaasha Banaadariga oo taageeray gudigii Rooble magacaabay

27th November 2020 admin 0

Odayaasha dhaqanka iyo culimada Banaadiriga ayaa taageeray guddigii dhawaan ra’iisul wasaaraha Soomaaliya u magacaabay inay soo xulaan xildhibaanada Banaadiriga.

deni

Sawiro:Generaal Khaliif Ciise Mudan oo aas qaran Garoowe lagu sameeyey

27th November 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay Aas Garoowe loogu sameeyay Allaha u naxariistee Marxuum Khaliif Ciise Mudan. Aaska marxuumka waxaa […]

fiqi

Daawo:Musharaxii Madaxwayne ee Diiday inuu ka qayb galo shirka Musharaxiinta

27th November 2020 admin 0

Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Dr Cumar C/qaadir Axmed Fiqi ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu u sharaxan yahay ilka Madaxwaynaha Soomaaliya. Munaasabad ka dhacaday […]

deni

Sawiro:Deni oo Xildhibanada Puntland ka socday inaan mooshin laga Keenin Imaaradka

27th November 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan Degdega oo is xogwareysi ah la yeeshay Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ka hor intaan laga doodin heshiiska […]

bayle

Daawo:Faransiiska oo Soomaaliya ka cafiyay lacag dhan 306 milyan

26th November 2020 admin 0

Heshiiskaan oo dowladda Faransiisku Soomaaliya uga cafisay 306 milyan oo dolarka marekanka ah ayaa waxaa Muqdisho ku kala saxiixday Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr […]

Puntland

Daawo:Barlamaanka Puntland oo u Codeeyey in la ga Doodo Heshiiskii lala galay Imaaradka

26th November 2020 admin 0

Xildhibaanada Barlamaanka Puntland ayaa u codeeyay in lasoo hormariyo ka doodista dib-u-eegista heshiiska Puntland iyo Shirkadda P&O Port ( DP-World)ee Dekadda Boosaaso, kaas oo Ajandaha […]

cumar

Daawo:Cumar filish oo Digniin udiray Musharaxiintii Muqdisho ku Shirtay

26th November 2020 admin 1

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Omar Filish Ayaa Maanta waxuu digniin udiray Midowga Musharaxiinta isagoo sheegay inaan nala ku handadi […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes