
Daawo:Sheekh Shariif oo Baydhabo kula kulmay Madaxwaynaha Koonfurgalbeed
Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdigiisa ayaa Xarunta Madaxtooyada Koofur Galbeed kula kulmay Madaxweynaha Maamulka koonfurgalbeed C/cassis Xasan Maxamed […]