Daawo:Axmed Madoobe oo eed kala duldhacay maamul goboleedyada

madoobe

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo magaalada Kismaayo uga qayb galay kulanka Madaxweynaha, Gollaha Wakiilada, Xukuuumadda iyo bulshada rayidka ayaa Madaxda maamul goboleedyada oo ku jirto Puntland ku eedeyey inay garab siinayaan dowlada Federaalka ah dulmina kula kaceen Jubbaland.

Axmed Madoobe ayaa sheegay inaan la aqbali karin cadaaladna ahayn in doorashada dowlada federaalka ay ka dhacdo labo magaalo oo kamida maamul goboleedyada Jubbalandna ay kismaayo oo kaliya u madax banantahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.