Gedo Intellectual Forum oo war kasoo saartay dilalka qorshayn ee kasocda Kismaayo

gedo

Madasha aqoon yahanada Gobolka Gedo ayaa waxay walaac ka muujiyeen Dilalka Xad dhaafka ee loo gaysanayo haldoorka Bulshada sida ganacsatada, Dhaqaatiirta, waxgaradka, haweenka iyo dadka Rayidka ee ku nool magaalada Kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.