Barlamaanka Puntland oo Xilka ka qaaday Xildhibanadii Dhaliilay Imaaradka

Puntland

Baarlamanka Puntland ayaa maanta xasaanaddii kala laabtay tiro 8 Xildhibaan ah oo lagu soo eedeeyay falal ka dhan ah jebinta xeer hoosaadka & Anshaxa gollaha wakiiladda Puntland.

35 Mudane ayaa gacanta u taagay xil ka qaadista 8 xildhibaan oo kala ah.

1.Xildhinaan Cabdijamal Cismaan
2.Xildhibaan Cabdiqani surato
3.Xildhibaan Muuse Jajabsay
4.Xildhibaan Baduugaaye
5.Xildhibaan Maxamuud Maxamed Barre
6.Xildhibaan Saleeban Faarax.
7.Xildhibaan Cabdiraxman Dhoore
8.Xildhibaan Maxamud Axmed Caalim.

Xildhibanadaan ayaa ka mid ahaa kuwii diiday inay dekada Boosaaso u xirnaato Imaraadka kuwaas oo waxba kusoo kordhin dhidmaha dekada booosaaso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.