Daawo:Axmed Daaci oo Reer Hiiraan Raali galin ka dalbaday

axmeddaaci

Gudoomiyihii Hore ee Degmada wadajir Axmed Daaci oo ka hadlaayey dadka diidan Madaxwaynaha Hirshabeele ayaa buuqa kajira Baladwayne ku eedeeyey dad siyaasiyiin ah.

Dhanka Kale Axmed daaci ayaa sheegay reer Hiiran inay Madaxwaynaha soo hayeen Labo Jeer wax la qabli karo ma ahan inay dhahaan Ma aqbalayno Madaxwayne guudlaawe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.