Madaxwaynaha ku Meel gaarka ah ee Jubbaland Axmed Islaam “Axmed Madoobe” oo warsaxaafadeed kasoo saaray arrimaha doorashooyinka dalka, xaaladaha kala guurka ah ee dalka ayaa sheegay in dowladda Faderaalka Soomaaliya ay ku hayso faragelin Jubbaland gaar ahaan gobolka Gedo.
Leave a Reply