Waxaa Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay Shirka Wadatashiga Arrimaha Doorashooyinka Gobolada Waqooyi (Somaliland) oo lagu taageeray Guddiyada Doorashooyinka Soomaaliya ee uu Ra’iisalwasaare Rooble Magacaabay.
Shirkaan oo waxaa kasoo qayb galay Ra’iisalwasaare ku xigeenka Soomaalida Mahadi Maxamed Guuleed, wasiirka Maaliyada Cabdiraxmaan Bayle , Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal, Waxagarad, Dhalinyaro, Haween iyo Marti sharaf kale oo tirsan Bulshada Gobolada Waqooyi.
Leave a Reply