Dowlada Soomaliya oo Amaro duldhigtay Kenyaatiga soo galaya Soomaaliya 7th December 2020 admin Wararka Maanta 0 Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay amaro quseeya socdaalka muwaadiniinta Kenyaanka ah ee doonaya in ay ku safraan ama u soo safraan gudaha dalka. Share this:TwitterFacebookWhatsApp Wararka Maanta
Leave a Reply