Daawo:Qofkii ugu horreeyay ee ka soo jeeda UK oo qaatay talaalka coronavirus

uk

Haweenay 90 sano jir ah oo ka soo jeeda Enniskillen, Waqooyiga Ireland, ayaa noqotay qofkii ugu horreeyay ee qaadta talaalka cudurka coronavirus, taas oo bilaw u ah qorshaha lagu talaalayo dad badan oo ka so jeeda dalka Ingiriiska.

Margaret Keenan, oo isbuuc kaddib u dabaal-dagaysa dhalashadeedii 91-aad ayaa sheegtay inay tahay hadiyaddii ugu wanaagsanayd ee dhalashadeeda.

Talaalka ayaa lagu bilaabay dadka ay da’dooda ka weyntahay 80 sano iyo shaqaalaha caafimaadka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.