Ganacsiga Bosaso ayaa maalintii afraad xiran waxaana ganacsatada ay sheegayaan inay shaqo joojinta ay wadayaan inta dowladdu ka laabanayso go’aankii ahaa joojinta canshuurta shilin Soomaaliga ee dekedda Boossaso.
Shaqo joojinta ayaa waxaa ay saamaysay bulshada magaalada Bosaso, dadka muruqmaalka ah ee alaabaha rara iyo nolosha Bulshada ku nool Puntland.
Leave a Reply