Madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada ee xukumadda Hirshabeelle.
Madaxweenaha ayaa warbixino ka dhageestay wasiirada sii haya-yaasha oo ay ka mid yihiin wasiirka arrimaha gudaha, wasiirka amniga, caafimaadka, boostada iyo isgaarsiinta, gargaarka, ganacsiga iyo wasiirka duulista hawada.
Wasiirka ganacsiga ayaa kulanka kaga warbixisay sarakaca maciishada qeybaheeda kala duwan oo korar aad u weyn la ga dareemayo magaalada Jowhar taas oo sawabtay xirnaashiyaha wadada xiriirisa Jowhar iyo Balcad oo ay gooyeen biyaha wabiga shabeelle.
wasaardda arrimaha gudaha Hirshabeelle ayaa sidookale soo gudbisay warbixin ku aadan hal ka ay marayan dhismaha dowlada hoose ee Hirshabeele .
Dhinaca ka le wasaaradda amniga ayaa warbxinteeda ku soo gud-bisay xaaladaha amni, ee deeganada Hirshabeelle waxaana uu soo hadal qaaday xoojinta Booliska Hirshabeelle, iyo 12 gaari oo kuwa boolis ka ah oo dhawaan ciidamada booliska ay la kawareegi doonaan iyo sugidda amnig.
Leave a Reply