Odayaasha Dhaqanka Mid ka Mid ah Beelaha Dega Galmudug gaar ahaan beesha habargidir oo shir ku qabatay Magaalada Muqdishu ayaa Cambaareeyay Weerarkii Shalay lagu dilay Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Xooga Soomaaliya.
Odayaashaan ayaa Madaxada Galmudug iyo ugaas beesha Cayr ugu baaqay in lasoo qabto ragii dilka ugu gaystay saraakiisha Ciidanka Xooga dalka Soomaliyeed ee kusii Jeeday Magaalada Balanbale.
Leave a Reply