Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa Sheegay inuu Socdo howlgal lagu soo qabanayo dadkii ka dambeeyay Dilka Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka soomaliyeed.
Jeneraal Odawaa ayaa ka tacsiyeeyey dilkii duleedka Degmada balanbale loogu gaystay Saraakiisha ka tirsanayd Ciidanka Xooga dalka Soomaliyeed.
Leave a Reply