Daawo:Wasiirka Difaaca oo xarigga ka jaray dhismayaal cusub oo laga hirgeliyay Wasaaradda Gaashaandhiga.

wasiir

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji oo ay wehliyaan , Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xil.Cabdifataax Qaasim, Taliyaha Xoogga Jeneraal Odawaa Yusuuf Raage ,Agaasimaha Guud Ee wasaaradda Axmed Cabdi Kooshin iyo Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Amb. Nicolás Berlanga Martinez ayaa Maanta Waxay si wadajir ah Xarigga ugu jareen Dhismo Cusub oo lagu soo kordhiyay Wasaaradda Gaashaandhigga XFS sidoo kale waxay kormeereen Mashaariic Midowga Yurub uu ku taageeray Wasaaradda Gaashaandhigga oo laga hergaliyay Xarunta wasaaradda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.